Madaxweyne Farmaajo iyo Xildhibaano badan oo Mucaarad ah oo Muqdisho kasoo degay

Waxaa goordhaw magaalada Muqdisho soo gaaray Madaxweynaha dowlada federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo oo saakay kasoo ambo baxay magaalada Dhuusomareeb uu u joogay ka qeyb galka shirkii fashilmay ee Wadatashiga. Madaxweyne Farmaajo ayaa u yimid magaalada Muqdisho sidii uu maanta u hortagi lahaa labada aqal ee Baarlamaanka federaalka Soomaaliya uu codsaday in la kulmiyo si … Continue reading Madaxweyne Farmaajo iyo Xildhibaano badan oo Mucaarad ah oo Muqdisho kasoo degay